(Daawo Sawirro) Xassan Shiikh iyo Abiy Ahmed oo Wadahadalo ku yeeshay Addis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Golehiisa Xukuumadda. Labada Hoggaamiye ayaa muujiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo mudnaan la siinayo horumarka iyo xasilloonida Gobolka … Continue reading (Daawo Sawirro) Xassan Shiikh iyo Abiy Ahmed oo Wadahadalo ku yeeshay Addis Ababa